haghagid
(m.dh)

ld haghaglayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haghagid

haghagleyn [m.dh]
eeg haghagaglee. ld haghagid.

haghag [m.l]
Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.

haghag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld haghaglee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg