haghago
(m.dh)

ld haghag¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haghago

haghag [m.l]
Iin qof yeesho oo u diidda in uu hadalka si bayaan ah u yiraahdo; shigshigid. ld haghago.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg