hagid
(m.f.dh)

eeg hag. ld hagis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagid

haghagid [m.dh]
ld haghaglayn.

hagis [m.dh]
ld hagid.

hag [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.

hag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof indho la'hoggaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg