hagro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-raday, -ratay)

Si aan daacad ahayn wax u qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagro

hagrasho [m.f.dh]
eeg hagro. ld hagrad.

hag [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.

hag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Qof indho la'hoggaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg