hah
(m.dh)Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan.
hah
(Erey Dareen | Exclamation)Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo.
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hah ↴
haah [qr]
Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey. haa, haaheeyo, hahey
tadhah [m.l]
Kibir iyo isla weynaan ku abuurma qof maal ama darajo uu helay darteed.
tadhah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.
yah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey wixii la qoonsado oo la haaraama hayo lagu yiraahdo; hah! caku!.
ashahaadasho [m.f.dh]
eeg ashahaado².
ashahaado [m.dh]
Qiritaanka in Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo direy yahay.
ashahaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
In Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
dabadhah [m.dh]
In yar oo wax la beegay lagu khordiyo; suubis.
dhuun shahwo goyn [m.dh]
eeg dhufaanid.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.