hakaabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Guri, xero iwm irriddiisa xirid. 2. Nafley dagaalamaysa booddo isu diyaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hakaabso

hakaabsasho [m.f.dh]
eeg hakaabso. ld hakaabsad, hakaabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg