hakabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld hagabso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hakabso

hagabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Aragti yari awgeed tartiib u socosho. 2. Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg