halaqjafle
(m.l)

Cunto yar oo saddexda goor ee wax la cuno maalinta, ka hor la cuno oo cuntada lagu sugo .

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaqjafle

halaqjaflayn [m.f.dh]
eeg halaqjaflee. ld halaqjaflays.

halaqjaflayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Saddexda goor ee wax la cuno ka hor halaqjafle cunid.

halaqjaflee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Halaqjafle cunid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg