halbowle-bawdeed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Halbowle ka soo baxa halbowle diba-deedka misigta, wuxuuna waraabiya muruqyada bawdada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halbowle-bawdeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg