haldhaa
(m.l) (-aayo, m.dh)

Gorayada keeda lab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haldhaa

haldhurre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Haldhaa gooni daaq ah. 2. Cunug gorayo kali ku ah. 3. H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg