hanuunid
(m.f.dh)

eeg hanuun³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanuunid

hanuun [m.l]
Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.

hanuun [Falkaab | Adverb]
Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuunayaa”.

hanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg