haydaarto
(m.dh)ld haydaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaarto ↴
haydaaro [m.dh]
1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.
haydaar [m.l]
eeg haydaaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg