haydalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
haydalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Neef ido ah wax caato ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydalan ↴
haydalmid [m.f.dh]
eeg haydalan¹.
haydalnaan [m.f.dh]
eeg haydalan². ld haydalnaansho.
haydal [m.l]
h. ah: neef ido ah oo caato ah.
haydal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -ashay)
Neef ido ah caatoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg