haydh
(m.l) (-ooyin, m.l)

(fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydh

aldhihaydh [m.l] (-dhyo, m.dh)
(kiim.) Qayb ka mid ah iskudhisyada oorgaanikada ah ee noocoodu yahay -C-H; halkaas oo R ay tahay koox alkayl ama arayl ah.

dhaydhay [m.l]
Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo toostoosan oo dhuudhuuban oo leebabka laga dhigto.

dhaydhayasho [m.f.dh]
eeg dhaydhayo.

dhaydhayo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
Qof koolkoolin.

ribmidab [m.l]
(fiis.) Qiyaasta tayada muuqaalka midab. Midabbada caddaan, madow ma laha ribnaan midab, waxana la yiraahdaa waa midabyo haydh leh. Ribmidab waa astaanta midab ka dhigta casaan, buluug, cagaar iwm.

hay [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yay, -ysay)
1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg