hayin
(m.l) (-nno/-immo, m.dh)1. Rati la rarto oo aan buubaal ahayn. 2. H. ah: hayiminta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayin ↴
biyammaddaadshe [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-shayaal, m.l/dh)
B. ah: rati hayin ah oo carruurta iyo maqasha la saaro marka la guuro.
gurgur [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn. 2. Awr hayin.
gurgurshaa [m.l]
Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.
hayinnimo [m.dh]
Hayin ahaansho.
xarraan [m.l]
1. Faras aan hayin ahayn. 2. (-nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.
xarraan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Faras wax aan hayin ahayn noqosho.
hay [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yay, -ysay)
1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.