heblaayo
(m.dh)

Haweeney aan magaceeda la aqoon ama aan la doonayn in la sheego. ld heblaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heblaayo

heblaa [m.dh]
ld heblaayo.

heblaa [m.dh]
ld heblaayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg