hed
(m.dh)Wax la cuno. ld had (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hed ↴
dheddig [m.l]
1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar. 2. Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.
dheddigee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
1. (f.g) Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
dheddigeyn [m.f.dh]
eeg dheddigee. ld dhaddigeyn, dhiddigeyn.
dheddignimo [m.dh]
Dheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.
dheddigood [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dumar. ld dhaddigood, dhiddigood.
dheddin [m.l]
Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.
dhedeysad [m.l]
ld dhedeysasho.
dhedeysasho [m.f.dh]
eeg dhedeyso. ld dhedeysad, dhedeysi.
dhedeysi [m.l]
ld dhedeysasho.
dhedeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.