heegid
(m.f.dh)eeg heeg.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heegid ↴
beensheegid [m.dh]
Ku hadlidda qof hadal been ah ku hadlo. ld beensheeg (2).
runsheegid [m.dh]
Sheegidda xaqiiqada. ld runsheeg.
sheegid [m.f.dh]
eeg sheeg.
warsheegid [m.f.dh]
eeg warsheeg². ld warsheeg¹.
waxsheegid [m.dh]
1. Hadlid. 2. Hamasho. ld waxsheeg.
heeg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg