heego
(m.dh) (-ooyin, m.l)Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heego ↴
eedsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Godob laga galay sheegasho.
dansheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
dheego [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho. 2. (f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
garsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Cid in dhib lagu falay ka warrami.
hallagaasheego [m.dh]
Istus tookh; faan.
heegaheego [m.dh]
ld heekaheeko.
itaalsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U i.: wax xoog ku maquunin.
mannasheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Cid u abaalsheegasho. ld minnasheego.
minnasheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
ld mannasheego.
hee [Falkaab | Adverb]
Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.