heehaabid
(m.f.dh)

eeg heehow². ld heehow¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heehaabid

guulaamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.

heehow [m.l]
Sabbeynta wax fudud biyo dushooda ama hawada dhexdeeda dul sabbeeyaan. ld heehaabid.

sabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Biyo, hawo iwm dul heehaabid.

heehaab [m.l]
ld heehow¹.

heehaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld heehow².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg