heel
(m.l)

1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.

heel
(m.dh)

Hoore yar oo weel salkiisa ku haray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heel

dheel [m.l]
Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.

dheel [m.dh] (-lo, ml.)
Cayaar. ld dhayl¹ (2).

dheel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.

dheelaas [m.l]
1. Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed loo sameeyo. 2. ld dheelaasid.

dheelaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Cayaaro farax iyo raynrayn badan darteed u samayn.

dheelaasid [m.f.dh]
eeg dheelaas². ld dheelaas¹ (2).

dheelallaabid [m.f.dh]
eeg dheelallow². ld dheerallaabid.

dheelallaabo [m.dh]
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.

dheelallow [m.l]
ld dheelallaabo.

dheelallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-laabay,-lowday; -laabi)
Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg