heemaarin
(m.f.dh)eeg heemaari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heemaarin ↴
heemaar [m.l]
1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto. 2. Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira. 3. Hoore yar oo weel salkii ku jira.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg