heemaarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heemaarso ↴
heemaarsasho [m.f.dh]
eeg heemaarso. ld heemaarsad, heemaarsi.
heemaar [m.l]
1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto. 2. Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira. 3. Hoore yar oo weel salkii ku jira.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg