hergeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld hargali.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hergeli ↴
hargeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. ld hergeli.
hargelid [m.f.dh]
eeg hargal². ld hargal¹, hergelid.
hargelin [m.f.dh]
eeg hargeli. ld hargelis, hergelin, hergelis.
hergelin [m.dh]
ld hargelin.
hergelis [m.dh]
ld hargelin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg