herti
(m.l)ld hardi¹.
herti
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld hardi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh herti ↴
hardi [m.dh]
Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.
hardi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti².
hardiyid [m.f.dh]
eeg hardi. ld haratin, hardin, hertin.
hertin [m.dh]
ld hardiyid.
her [m.dh] (-ro, m.l)
1. Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan. 2. Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg