heshiin
(m.f.dh)eeg heshii. ld heshiis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heshiin ↴
nabad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bday, -badday; -bdi)
La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
wada [qr.fk]
1. Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno waa aan heshiinno”. 2. Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn. Tus. “Waa w. yimaadeen”; “Wargeysyada w. qaado!”.
ballan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
fallooci [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dabci xun oo qof dadka ka dhex saarta. 2. F. ah: qof dabci xun oo aan dadka la heshiin karin.
gacansaar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Cid, cid dagaal ka dhexeesa la heshiin. 2. (f.mg) Is g.: cid, cid kale dagaal gacanta la adeegsanayo isweydaarasho.
heshiis [m.l] (-syo, m.dh)
1. Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco. 2. ld heshiin.
kiree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm manaafacaad-sigooda cid kale lacag kul heshiin.