heys
(m.l)

H. ah: kurus in yar dhan u janjeera.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heys

isboondheys [m.l]
Miro la cuno. ld isbaan-dhays.

marasheysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld marashiyeysan.

marasheysnaan [m.dh]
ld marashiyeysnaan.

marasheysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marashiyeysanaan.

qandheysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley ay qandho hayso ahaansho.

qandheysnaan [m.f.dh]
eeg qandheysan. ld qandheysnaansho.

qandheysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qandheysnaan.

qarasheysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.

qarasheysnaan [m.f.dh]
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg