hiddarraac
(m.l)

1. Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo. 2. Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa. 3. ld hiddarraacid.

hiddarraac
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-cay, -cday)

1. (f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid. 2. (f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiddarraac

hiddarraacid [m.f.dh]
ld hiddarraac¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg