hiddiwaale
(m.l)

1. ld hirimmaale. 2. Qof dadka been ku maaweeliya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiddiwaale

hirimmaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg