hig
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)Cod lagu muujiyo buuxidda.
Dhigane*
1. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo qoraal ku qoran yahay. 2. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, Garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hig ↴
ubaxdhig [m.l]
Dhigidda la dhigo meelo taariikhi ah ubax.
qaadaadhig [m.l]
ld qaadaadhigid.
qaadaadhig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Arrin si dhab ah u faaleyn.
qaadaadhigid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaadaadhig². ld qaadaadhig¹.
ardaadhig [m.l]
ld ardaaggal¹.
ardaadhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay; -gtay)
ld ardaaggal².
ardaadhigid [m.dh]
ld ardaaggelid.
babacdhig [m.l]
ld babacdhigid.
babacdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid.
babacdhigid [m.f.dh]
eeg babacdhig². ld babacdhig¹.
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.