higaag
(m.l)1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
higaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Suun weel ku dhuujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh higaag ↴
buurbuur [m.l]
1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.
higaagad [m.l]
ld higaagasho.
higaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
higaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.
higaagasho [m.f.dh]
eeg higaago. ld higaagad.
higaagid [m.f.dh]
eeg higaag².
higaagmid [m.f.dh]
eeg higaagan¹.
higaagnaan [m.f.dh]
eeg higaagan². ld higaagnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg