higaagad
(m.l)ld higaagasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh higaagad ↴
higaagasho [m.f.dh]
eeg higaago. ld higaagad.
higaag [m.l]
1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
higaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Suun weel ku dhuujin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg