higil
(m.l) (-llo, m.dh)Muuqaal meel fog laga arko oo aan la sixi karin waxa uu yahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh higil ↴
hig [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo buuxidda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg