hiige
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)Qori, bir iwm oo hargaha, saamaha iwm lagu jilciyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiige ↴
dhiigee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
dhiigeyn [m.f.dh]
eeg dhigee.
hiig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Harag, suun iwm hiige ku xoqid.
riire [m.l]
1. Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo. 2. Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg