hiil
(m.dh)

Digo xoolaad oo uruurtay.

hiil
(m.l)

Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.

hiil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lay; -iishay)

ld hiili.

Hiil*

Geed geed-gaabka kamida xoolu jecelyihiin oo guffe ahaan loo adeegsado, Geelu markuu daaqo caanihiisu waxay noqdaan qadhaadh. 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiil

kaadishiil [m.l]
Cudur keenna kaadida oo qofka gubta.

tabiino [m.dh]
Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.

bakhiil [m.l]
ld bakhayl¹.

bakhiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
ld bakhayl².

bakhiilid [m.f.dh]
ld bakhaylid.

bakhiilnimo [m.dh]
ld bakhaylnimo.

buruudshiil [m.l]
Ka burji sarreynta qof, qof kale ka burji sarreeyo.

buruudshiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Qof, qof kale burjigiisa jebin.

buruudshiilid [m.f.dh]
eeg buruudshiil².

cawaan [m.l]
(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg