hiilid
(m.f.dh)ld hiilin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiilid ↴
bakhiilid [m.f.dh]
ld bakhaylid.
buruudshiilid [m.f.dh]
eeg buruudshiil².
daahiilid [m.dh]
ld diihaalid.
hiilin [m.f.dh]
eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.
shiilid [m.f.dh]
eeg shiil². ld shiillimaad, shiil-niin.
tashiilid [m.f.dh]
ld tashiil².
hiil [m.dh]
Digo xoolaad oo uruurtay.
hiil [m.l]
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
hiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay; -iishay)
ld hiili.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg