hiillin
(m.dh)ld hiilin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiillin ↴
ficil [m.l]
1. ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo. 2. (afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.
hiilin [m.f.dh]
eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.
kalaxigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.
meelnoqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qotay)
1. Ka m.: cid ka hiillin. 2. L. m.: cid u hiillin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg