hiimo
(m.dh)

(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiimo

ceshiimo [m.dh]
1. Hanti la dhacay ama luntay oo ciddii lahayd loo celinayo. 2. Si gaar ah uga faa'iideysashada wax dad ka dhexeeya. ld ceshiino, cishiino.

hiimofiiliya [m.dh]
(daaw.) Astaan ama cudur lagu yaqaanno labka, kaas oo awoodda xinjirowda dhiigga ay ka maqantahay.

hiimoglobiin [m.l]
(c.nafl.) Mid la mid ah koox borotiinno ah oo wareegsan oo badanaaba laga helo xayawaanka iyada oo loo adeegsado inay qaadaan ogsajinta dhiigga.

shiimo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. Sh. ah: meel kayn ah. 2. Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg