hilible
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilible

hiliblee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Hilib ka ganacsasho.

hilibleyn [m.f.dh]
eeg hiliblee.

hilib [m.l] (-lbo, m.l)
Jiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg