hilid
(m.f.dh)

eeg hil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilid

bishilid [m.dh]
ld bishkilid.

dhildhilid [m.f.dh]
eeg dhildhil.

dhilid [m.f.dh]
eeg dhil.

fashilid [m.dh]
ld fashalid.

hullow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax ku hilid. ld hillow.

humbul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Wax, wax ku hilid.

istaahilid [m.f.dh]
eeg istaahil². ld istaahil¹ (2).

hil [m.l] (-lal, m.l)
1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.

hil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin. 2. (f.g) Wax dhowraarin u yeelid. 3. (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg