hilmaan
(m.l)ld halmaamid.
hilmaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)ld halmaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilmaan ↴
dhilmaanyo [m.dh]
1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.
halmaamid [m.f.dh]
eeg halmaan². ld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.
halmaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax illoobid. ld hilmaan².
halmaansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax illoowsiin. ld hilmaansii.
halmaansiin [m.f.dh]
eeg halmaansii. ld halmaansiis, hilmaansiin.
hilmaansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld halmaansii.
hilmaansiin [m.dh]
ld halmaansiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg