hinaas
(m.l)Masayr. ld hinaaso.
hinaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Masayr dareemid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinaas ↴
hinaase [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
1. Hinaas. 2. Qof masayr badan.
hinaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid masayr ku abuurid.
hinaasid [m.f.dh]
eeg hinaas².
hinaasin [m.f.dh]
eeg hinaasi².
hinaaso [m.dh]
ld hinaas¹.
tiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg