hinaaso
(m.dh)ld hinaas¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinaaso ↴
hinaas [m.l]
Masayr. ld hinaaso.
tiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg