hindis
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Wax cusub oo aan hore u jirin abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hindis ↴
yeelaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax samayn ama hindisid.
hindisaad [m.dh]
Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.
hindise [m.l] (-ayaal, ml./m.dh)
1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.
hindisid [m.f.dh]
eeg hindis. ld hindisaad.
hindiso [m.dh]
ld hindise.
hindisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax gaaristood ku taamid.
hindisood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hindisoo.
ikhtiraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax hindisid.
mihindis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mihindisid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg