hindiso
(m.dh)ld hindise.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hindiso ↴
hindise [m.l] (-ayaal, ml./m.dh)
1. Wax cusub. 2. Himilo. ld hindiso.
hindisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax gaaristood ku taamid.
hindisood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg hindisoo.
mihindisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.
mihindisood [m.f.l >]
eeg mihindisoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg