hinjin
(m.f.dh)eeg hinji. ld hinjis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinjin ↴
qaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn. 2. (f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid. 3. (f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
dandaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo la socosho. ld daddaami.
dandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
hinjis [m.l]
ld hinjin.