hinni
(m.l) (-iyo, m.l/dh)

Meel dhirtu ku badantahay; jiq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinni

laahinnimo [m.dh]
Laahi ahaansho.

laashinnimo [m.dh]
Laashin ahaansho.

dhinniin [m.l]
ld dhimid.

dhinnix [m.l]
ld dhannax.

godshinni [m.l] (-iyo, m.dh)
Godka shinnidu ku hoyat.

hinnig [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
H. ah: qof gaaban, caato ah oo tabardaran.

hinnigsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-naa, -nayd)
Qof hinnig ahaansho.

hinnigsanaan [m.f.dh]
eeg hinnigsan. ld hinnigsaanaansho.

hinnigsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hinnigsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg