hiraab
(m.dh) (-bo, m.l)1. Saacadaha dambe ee habeenka inta aan waagu beryin. 2. Cuntada soonka ee la cuno habeenka saacadihiisa dambe inta aan waagu beryin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiraab ↴
hiraabad [m.l]
ld hiraabasho.
hiraabasho [m.f.dh]
eeg hiraabo. ld hiraabad.
hiraabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Suxuur cunid.
hiraabood [m.l]
Habeenka qaybtiisa dambe intaysan qorraxdu soo bixin.
suxuur [m.dh]
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow-yahay; hiraab.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg