hiraahirid
(m.f.dh)

eeg hiraahir². ld haraahirid, haraanhirid, hiraanhirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiraahirid

haraahirid [m.dh]
ld hiraahirid.

haraanhirid [m.dh]
ld hiraahirid.

hiraanhirid [m.dh]
ld hiraahirid.

hiraahir [m.l]
Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir¹, haraanhir¹, hiraanhir¹.

hiraahir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², haraanhir², hiraanhir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg