hirimmaale
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hirimmaale ↴
hiddiwaale [m.l]
1. ld hirimmaale. 2. Qof dadka been ku maaweeliya.
hiyiwaale [m.l]
1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg